Hussein Jama
Hussein Jama
  • 350
  • 8 794 608

Відео

Shacabka Caabudwaaq oo ka badbaaday Qorshe halis ah oo Hubka looga qaadan rabin!!
Переглядів 42 тис.14 годин тому
Shacabka Caabudwaaq oo ka badbaaday Qorshe halis ah oo Hubka looga qaadan rabin!!
Xogo cusub oo kaso baxaya Hubkii Caabudwaaq lagu qabtay!!
Переглядів 26 тис.21 годину тому
Xogo cusub oo kaso baxaya Hubkii Caabudwaaq lagu qabtay!!
Yaa lahaa, yaase Ka dambeeyay hubkii lagu caano-qaybsaday deegaanka Beesha Mareexaan?
Переглядів 50 тис.День тому
Yaa lahaa, yaase Ka dambeeyay hubkii lagu caano-qaybsaday deegaanka Beesha Mareexaan?
Hubkii ugu badnaa abid oo gacanta lagu dhigay & Halkii loo waday!!
Переглядів 67 тис.День тому
Hubkii ugu badnaa abid oo gacanta lagu dhigay & Halkii loo waday!!
Falanqaynta siyaasada & Xaaladaha dalka ka taagan!!
Переглядів 7 тис.День тому
Falanqaynta siyaasada & Xaaladaha dalka ka taagan!!
Hassan Sheikh oo Shacabka & Dowlada Ethiopia u diray fariin ay aad ugu Farxaan!!
Переглядів 26 тис.Місяць тому
Hassan Sheikh oo Shacabka & Dowlada Ethiopia u diray fariin ay aad ugu Farxaan!!
Fadeexadii Qarniga: Xildhibaanad Fowziya oo banaanka keentay Dhagarta Ismail Omar Geele
Переглядів 28 тис.Місяць тому
Fadeexadii Qarniga: Xildhibaanad Fowziya oo banaanka keentay Dhagarta Ismail Omar Geele
Dagaalkii Laascaanood Oo Galgaduud losoo wareejiyay!!
Переглядів 25 тис.Місяць тому
Dagaalkii Laascaanood Oo Galgaduud losoo wareejiyay!!
Wasiir Hore oo Qabrigiisa laso Faagay & Hassan Sheikh oo Diinteena ku xadgudbay!!
Переглядів 35 тис.Місяць тому
Wasiir Hore oo Qabrigiisa laso Faagay & Hassan Sheikh oo Diinteena ku xadgudbay!!
Mashruuca Qabuuraha & Sida Hassan Sheikh dhaqaalaha uga samaynayo!!
Переглядів 28 тис.Місяць тому
Mashruuca Qabuuraha & Sida Hassan Sheikh dhaqaalaha uga samaynayo!!
SECRET FILE: Waa maxay xariirka ka dhexeeya Hassan Sheikh & Dagaalka Qabiilka ee Mudug & Galgaduud?
Переглядів 22 тис.Місяць тому
SECRET FILE: Waa maxay xariirka ka dhexeeya Hassan Sheikh & Dagaalka Qabiilka ee Mudug & Galgaduud? Halkaan ka aqriso report ka UN SECURITY COUNCIL KA www.securitycouncilreport.org/atf/cf/{65BFCF9B-6D27-4E9C-8CD3-CF6E4FF96FF9}/s_2013_413.pdf www.securitycouncilreport.org/atf/cf/{65BFCF9B-6D27-4E9C-8CD3-CF6E4FF96FF9}/S_2014_726.pdf
Maxad kala socotaa dagaalka qasaaraha badan ka dhashay ee galgaduud ka socda?
Переглядів 30 тис.Місяць тому
Maxad kala socotaa dagaalka qasaaraha badan ka dhashay ee galgaduud ka socda?
Falanqayn: Farmaajo mise Hassan Sheikh yaa leh Guushaan wayn?
Переглядів 13 тис.Місяць тому
Falanqayn: Farmaajo mise Hassan Sheikh yaa leh Guushaan wayn?
Masuul afka-furtay oo sheegay in Dowlada Somaliya waxka ogayd heshiiskii Ethiopia & Somaliland
Переглядів 44 тис.Місяць тому
Masuul afka-furtay oo sheegay in Dowlada Somaliya waxka ogayd heshiiskii Ethiopia & Somaliland
Bixitaanka ciidanka Ethiopia & Su`aalo aan waydiiyay wasiirka arimaha gudaha Koonfur Galbeed
Переглядів 18 тис.Місяць тому
Bixitaanka ciidanka Ethiopia & Su`aalo aan waydiiyay wasiirka arimaha gudaha Koonfur Galbeed
Turkey ayaa badda Soomaliya difaacaysa oo been noqotay & tuhuno dowlada Hassan sheikh soo galay!!
Переглядів 21 тис.Місяць тому
Turkey ayaa badda Soomaliya difaacaysa oo been noqotay & tuhuno dowlada Hassan sheikh soo galay!!
Soomaliya oo Kenya la hoos geeyay & Qayb Gedo kamid ah oo ay kenyanku doonayaan!!
Переглядів 15 тис.Місяць тому
Soomaliya oo Kenya la hoos geeyay & Qayb Gedo kamid ah oo ay kenyanku doonayaan!!
Ninkii badda Soomaliya Ethioipia u fududeyay oo abaal marin la siinayo!!
Переглядів 24 тис.Місяць тому
Ninkii badda Soomaliya Ethioipia u fududeyay oo abaal marin la siinayo!!
Muuse biixi oo jeediyay in Soomaliand laga weeraro xuutiyiinta Yeman & Bixitaanka Atmis
Переглядів 19 тис.2 місяці тому
Muuse biixi oo jeediyay in Soomaliand laga weeraro xuutiyiinta Yeman & Bixitaanka Atmis
Dhagarta Hassn Sheikh & Maamul goboleedyada isku maleegayaan!!
Переглядів 18 тис.2 місяці тому
Dhagarta Hassn Sheikh & Maamul goboleedyada isku maleegayaan!!
Document oo ay CIA banaanka keentay ayaa lagu qoray xogo xasaasi ah!!
Переглядів 28 тис.2 місяці тому
Document oo ay CIA banaanka keentay ayaa lagu qoray xogo xasaasi ah!!
XOG XASAASI AH: Hassan Sheikh oo kenya u saxiixaya heshiis shidaal!!
Переглядів 15 тис.2 місяці тому
XOG XASAASI AH: Hassan Sheikh oo kenya u saxiixaya heshiis shidaal!!
Warbixin: Qodobadii kaso baxay gudiyada dibu-dhiska buundooyinka Gedo
Переглядів 4,1 тис.2 місяці тому
Warbixin: Qodobadii kaso baxay gudiyada dibu-dhiska buundooyinka Gedo
Kulanka Gudiyada buundooyinka Gedo!!
Переглядів 4,6 тис.2 місяці тому
Kulanka Gudiyada buundooyinka Gedo!!
Maxa SSC-KHATUMA loogu diiday shirka Madasha? Maxase isbadalay?
Переглядів 23 тис.2 місяці тому
Maxa SSC-KHATUMA loogu diiday shirka Madasha? Maxase isbadalay?
Maxa laga faaiiday dibu-doorashadii Madaxwayne Hassan sheikh?
Переглядів 15 тис.2 місяці тому
Maxa laga faaiiday dibu-doorashadii Madaxwayne Hassan sheikh?
Maxad kala socotaa sida Qooroor u qiyaanay shacabkii xerada-dabdamiska?
Переглядів 20 тис.2 місяці тому
Maxad kala socotaa sida Qooroor u qiyaanay shacabkii xerada-dabdamiska?
Xiriddii Xafiiska UN-ka iyo Xogihii ugu dambeeyay!!
Переглядів 19 тис.2 місяці тому
Xiriddii Xafiiska UN-ka iyo Xogihii ugu dambeeyay!!
Falanqayn: Xiritaanka Xafiiska Qaramada Midoobay maxa ka imaan kara?
Переглядів 18 тис.2 місяці тому
Falanqayn: Xiritaanka Xafiiska Qaramada Midoobay maxa ka imaan kara?

КОМЕНТАРІ

  • @HamdkI
    @HamdkI 8 годин тому

    Aad baa u mahadsan tahay inna adeer falantasda iyo taariikhdaa ka sheeksysay waa laga abaal dhacay reer puntland weli debin daabo iyo dahaal cay iyo cunaqabatayn baa loogu daray illaahay haka soo saaro somali cuqubadayadii iyo dhiigii wiilashii hartoyeed ee dhamaa 8.000 wiil oo ku dhintay baydhabo illaa filla somaliya rag iyagu meelba diirtay somaliya laga badbaadinayey baa maanta afka ku taagaya

  • @Faaqiddari
    @Faaqiddari 19 годин тому

    Waa xaqiiq alxaqiiqa

  • @Faaqiddari
    @Faaqiddari 19 годин тому

    Maashaa alaah aboowe xuseen jamac waa sx puntland waa kabar somaliya waa xaqiiq

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 22 години тому

    Ruuntaweyan husen Ilahay ha mideeyo daarood aqliga Iyo siyasad ayay yaqaana Budlan hadii ay qabyaaladyaqanan pundlan ayaa farmajo kursiga kaqaday ee hawiye ma ridin daarood Kkkkkkk

  • @abdihussein9554
    @abdihussein9554 День тому

    Waa beenaalihii xaar Daarood .Waar xishood oo beenta iska daa nacasyow.

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 День тому

    REER CABUDWAQ MARIIXAN OW HUBKAS HAISKA BIXININA ALLAH AYAA IDIINKEENEY ILLAHEY WAA CAADIL.

  • @ayaansuleyman6110
    @ayaansuleyman6110 День тому

    Aada u mahadsanthy wax badana kaa faaiday

  • @gaashaamotv
    @gaashaamotv День тому

    Hantida ay dhaceen reer caabud waaq inay 83 milyan oo doolar yahay

  • @ismalure7850
    @ismalure7850 День тому

    Aameen

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf День тому

    Inbadan baan Daarood ka codsaday ina Shir Daarood qabtaan hadana weli waan codsanayaa weli Sade Daarood waxaan ka codsanayaa isku duubni please anakana garabkiinaan taaganahay hadii gardarada la idinka deyn waayo

  • @user-th1jp6vw3h
    @user-th1jp6vw3h День тому

    ((( WAR. XASAN. DHIIQO HAWIYE. AYUU. KU. HUBEEYAY. IN. REER. SADE. LA. GUMAADO. LAAKIIN. XASAN. DHIIQO GURGIISA. AYUU. UGU IMAAN. DULMIGA. IYO. XASUUQA. XASAN. DHIIQO. WAA. IN. SI. DHAQSAA. LA. ISAGA. QABTAA. (( AAXAA. WAALAY. ISMACIIL. CALOOLAY. IYO. KUWO AAN WAX. KU. TARAYN. ISAGAA. GACANTIISA. ISKU. DILIN. XASAN. DHIIQO((( XASUUQ. IYO. FIIQASHO. BOOB. HANTIDA. AYUU. U. QABAA. INAY. KURSIGA KU. HAYN. KARAAN. CUUDA. IYO. DLMIG. ALLE. KUU. SOO. DADAJI. QAINUL WADAN. ARAGAGIXISO. DHIIG. MIIRATAA. EE. ISKA. CAYRIYA. SOMALIYAY❤❤❤❤❤❤

  • @daryeelran8007
    @daryeelran8007 День тому

    Mareexaanow isdifaaca allaah baa idinla jiree !!!

  • @ibrahimabdisalan8176
    @ibrahimabdisalan8176 День тому

    Rer.cabud.waaqoow.hubkani.gacantiinu.aamin.kuyahay.dadka.somaliyEd.idinky.idin.amansanyihin.mhdsnidin

  • @mohammeddoule8825
    @mohammeddoule8825 2 дні тому

    Ciil u u qabo farmaajo waaye

  • @oyayenur7215
    @oyayenur7215 2 дні тому

    Makaalin

  • @moa.9902
    @moa.9902 2 дні тому

    Xassan Sheekh, wuxuu rabaa in uu billaabo dagaal Marrexaan iyo Habargidir dhexmara, isaga oo marka hore ku billaabi doona ciidan dawladeed + macawisleey Habargidir ah. Dabadeedna waan qiyaasayaa in Xassan dib ugala bixin doono dagaalka ciidanka dawladda, si dib loogu celiyo furimohoodii. Waxaana sidaas dagaalku ku khaas noqon doonaa macawisleeyda Habargidir iyo Marrexaan. Xassan, ujeedkiisa runta ahi waa in Marreexaan iyo Habargidir isku jabaan, si uu u wiiqo awoodda Habargidir, ee gobolada dhexe iyo weliba caasimadda.

  • @sagalabdal9387
    @sagalabdal9387 2 дні тому

    Hogaamiye kooxeed baa dalka madax ka ah Ilaahay Soomaaliya ha badbaadiyo

  • @nimoahmed8815
    @nimoahmed8815 2 дні тому

    Mashallah xusenow dadkani way hurdaan ee hurdada ka kic xita Ugaasku waa hurah ma ahan nin cod kar ah hadii aan fiiryey mareexan sade oo dhan waa hurdan ma ah dhulbahante iyo harti oo kale ee ha la difaco dadka iyo dalkaba

  • @user-ty2jg7ro2n
    @user-ty2jg7ro2n 2 дні тому

    Ha laqusiyo wa bide habaran

  • @user-pp7hs7zz9s
    @user-pp7hs7zz9s 2 дні тому

    Xasan dagaal mooyee nabad iyo hogaan dawladnimo ma ogola laakiin waqtigiidii wuu dhamaaday

  • @gablax
    @gablax 2 дні тому

    Warka waa dhan yahay hawiyoow Hassan hadad qabsan weydan waa la idiin qaban Bala isku soo daya dhul daarood inad ugu soo dhuumatan dawlad iyo in kale waa la is Arki ee welcome to caabudwaaq👍👍👍👍👍

  • @MahamedYoussoufabdi
    @MahamedYoussoufabdi 2 дні тому

    Wax walosheegay hadi wax losheki jiray gurgurte sosoco senabeey

  • @nasra9564
    @nasra9564 2 дні тому

    Waxaan tagay caabuwaaq anikoo xamar iskool kadhogta xiligii siyaad Barre waxaay kunoo laayeen cadaab aduun waayo caabuwaaq dhinac kasta waa lagu dili jiray dhinaca etoopiya jabhad iyo etoopiyaan ayaa kasoo weerari jiray dhinaca kale dadka dariska ee jabhado ah,waxaan tagay baadiye 5 km camal ujiro magaalada maqribkii duurka ayeey galeen waxii ciyaal iyo rag ahaa,waa yaabnay maxaa jira waxaa layiri marada madaxa hasaaranina yaan wiil leeynimoodine marka dadkaas waligood nabadu waaba ku diimaan waxaan arkay baabuur dhiig kadaadansyo geesa ee baadiyaha laga keenaayey,cidii hada weerarta dhalinyarada yuu isku dhameeyn😊😢😮

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 2 дні тому

    War marreexaan kama kaftano wlhi in masiibo ka dhici doonto hadii laysku dayo in xagooda loo jeesado anoon dhulbahante ah baa leh sidaas laylkase dhulbahante majeerteen absame iyo awrtable warsangali hala diyaari garoobo yaan shaati dawladeed lagu weerarin indhaha halagu hayo

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf 2 дні тому

    Waa Walaal Hussen

  • @DahaboFarah-li6ku
    @DahaboFarah-li6ku 2 дні тому

    Xasan waa kadare lakiin waxan rajanayaa inùu eedo hawiyo

  • @mustafa19_90
    @mustafa19_90 2 дні тому

    xage bu Somaliya oo dhan uu ghadhaya Hawiye waa laba gobo oo laa lawadago

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 дні тому

    HADEY TAASI DHACDO WAXAA LOO DAGAALAMAYAA DAAROOD IYO HAWIYE FROM DAAROOD 🦁👑👑👑👑👑👑👑👑🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🦁

  • @hiradbahwal4488
    @hiradbahwal4488 2 дні тому

    1991 WALAAHAY HAWIYE WAXAY KAFAA,IIDEYSTEEN XURGUFTII D5 DHEXTAALEY, LAAKIIN HAWIYE WAXAAN LEENAHAY CAR XABAD C/ WAAQ KUSOO RIDA, WAXAA BALAN AH INAAD KASHALEYDAAN, GALMUDUGNA WAA DUMEYSAA XAMARNA DAARAHA BELOLIQADA AHNA WAA DUMEYAAN SOO SOCO SIRAADEEY FROM D5.

  • @Amina-ts1lj
    @Amina-ts1lj 2 дні тому

    Nacwlad kugu dhacaday dofar darood midna ma dahiiro boonmarxan ilkayr argaxiso hubka sharcidarada udhiiba dowalda tuugo tuugo dhashay tihina raar xaran ku naaax

  • @MohamedAhmed-ff4jh
    @MohamedAhmed-ff4jh 2 дні тому

    Ascww. Please can say wa brskaato ee mags ( wabarakaayuhu ma aha)

  • @afbile1
    @afbile1 2 дні тому

    xasan waa Daqon ka soo jeeda beel lagu xanto doqoniimo.

  • @sacdiyomohammeddiiriye8885
    @sacdiyomohammeddiiriye8885 2 дні тому

    xasan waa isku xaaray

  • @abdixukun9046
    @abdixukun9046 2 дні тому

    Naxashyadooda horey ha u Soo qaataan

  • @mahamuudhirsi9635
    @mahamuudhirsi9635 2 дні тому

    Waa dagalkii uu xasan alasow ku jabi lahaa

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad 2 дні тому

    Marexaanku miyaanay ahayn kuwii shalay sure oo jilib yar ahi ay sida waysha taliyayaashoodi xadhiga lugta kaga xidheen ee ay dabada usha kaga wadeen ma iyagaa haday darood oo dhan soo kaxaystaan hawiye maalin celin kara waar dadka ha waalina haduu darood jiro hantidii xamar ay ku lahayeen habar gidir uyo abgaal ilaa maanta miyaanay haysan darood faanka u daa markay habadu dhacdana futadooda mooyee wajigooda arki maysid maxay xamar ilaa kiniya u lugeeyeen haday awood qabiil leeyihiin

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 2 дні тому

    Xasan Sheikh Maaha Madaxweyne Soomaaliyeed ee halayska dhiciyo waa Madaxweyne Qabiile

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad 2 дні тому

    Adigoo sadaqada kiristaanka ku nool ayaad masaakiinta dhulkii ku duman munaafaqad hadh iyo habeen shubaysaan intaad balaayada dadka ugu baaqayso laba agoon malcaamada bishii walba ka bixi dhulkan aad joogto ee aad riyada ku nooshahay ma lihid dhulkaagii wanaag iyo horumar inaad ku kordhiso ku fikir adigoo yurub jooga ayaad xamar iyo cabud waaq u kala fataalaysaa dawlada aad sadaqada ku siisa waxay wado kama warami kartid waad ogoshahay somalina waad kala gueaysaa wax iska celiya dawladiina la dagaalama ayaad la soo fadhidaa kuwaad la joogto dagaalama ku dheh reer caabud waaq hubkay gurteen ha ku wareejiyeen dawlada isagoon hal qori ka dhinayn mareexaan way qaldan yihiin hadii lays laayana darood dad loo taliyo ayay noqon waayo darood hawiye iskama celin karaane walaahi in wadanka laga waayi waayo waxaad donaysaan in wadanka darood mooyee aanay cid kale talin waa lays naagayn hadaad dawlada hawiye diidaan horaa la idiin nageeyaye yaan laydin wasin wasmadaa hore ka idiinka dayee maanta waa la idiin raacinayaa

  • @SaciidoMohamed-qv7mc
    @SaciidoMohamed-qv7mc 2 дні тому

    Awalba wey kq go’neyd inuu Caabudwaaq weeraro hirgaladi uu soo dirsadey qiineyn buu ogu soo dire

  • @akisheharara
    @akisheharara 2 дні тому

    Xasan xabaalo qote wuxuu ka adag yahay Shacabka Soomaalida, halka Abaayo axmed iyo xabadho ay noogu hanjabaayaan in ay baddeena khaataan, intuu wajihi lahaa xabasho ayuu ka doortay danihiisa gaarka ah, xasan dhiiqo habargidir oo uu guryahoodii xamar uu qaatay oo waliba bahdalay in uu xaabo ka dhigto oo dagaal geliyo iyaguu ka arkay

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 2 дні тому

    Adeer iskada hubka hanokeenane soosocdadheh

  • @Canada-1958
    @Canada-1958 2 дні тому

    GUUL IYO GOBANIMO #cabudWAAQ AND #SOMALIYEED

  • @Canada-1958
    @Canada-1958 2 дні тому

    USING #XOOGA_DALKA SOMALIYEED (SNA) AS A PRIVATE ARMY AND MURDERING #MERCENARIES

  • @Canada-1958
    @Canada-1958 2 дні тому

    USING #XOOGA_DALKA SOMALIYEED (SNA) AS A PRIVATE ARMY AND MURDERING #MERCENARIES

  • @mrali3601
    @mrali3601 2 дні тому

    Salamaat Somalia horta dal jira ma tahay, hogaan iyo madaxweyne iyo madax wax lagu aamini karo ma leedahay?

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 2 дні тому

    Xasan culusaw & damal jadiid haday dagal soqadan wala iska celin Marexan is difaca & somali oo idin garab tagan Guleysta

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 2 дні тому

    Wac salam Xusen jamac Soda maxad heysa??

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 2 дні тому

    Cubud waaq cidla maahan ogadeen Amar hayatiyo harti uunku yaqaanoo awoodoodiyo xooga la ogaa ayaa aagan dhaw jooga caryaa ag yimaada

  • @user-sg9ql6le8g
    @user-sg9ql6le8g 2 дні тому

    hadii xasen dhiiqo far idiin taago ret cabudwaaqow iska celiya dhulkiina ayaan la idiinku talin

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 2 дні тому

    Guuul Caabudwaaq💪Bi’Idnillah wey jeebi donnan macawisleyda HSM Xaaga dhuusamareeb ayu ku haaysta macawisley baada HSM. In shaa Allah guuul C/Waaq❤.